Shirkadda Biyaha Caafi ayaa siminar iyo aqoon kororsi u sameysay qaar kamid arday wax ka barata Jaamacadaha Muqdisho iyada oo ardeydaas la baray loona sharaxay qaabka ay warshada Biyaha Caafi u sifeyso biyaha ayna ugu dhigto kuwa suurtagal in aadanaha uu cabo
Hadaba halkaan Hoose kaga bogo sawirada Siminaarka loo qabtay qaar kamid ah ardeyda Jaamacada




